Friday, July 12, 2013

Ku naso codkaa miida malabka doocaan ka hibitiq leeyahay ee heesaagii codkiisa malabku cawryay

waa hees ka mida coddadkii keeno-diidka ahaa ee lagu raadinayay xuquuqda binaadamka iyo xaqii muwaadinkii dhacmay ee wadankii somaliya.halabuurka heeskani waa abwaankii haladayga iyo dabar-diidka ahaa Cabdi Aadan xaad , habka naaxiyadana iyo codkaa macaan waxaa ku daray heesaagii codka lab ee loxdan lahaa ee maxamed mooge liiban.

No comments:

Post a Comment